Watch FIFA World Cup 2026™

LIVE, FREE and EXCLUSIVE

Sudanese President Omar al-Bashir has dissolved his cabinet

South Africa Sudan President
Sudanese President Omar al-Bashir has appointed Motazz Moussa as the country's new prime minister after dissolving the government. Source: AP

Madaxweynaha Suudaan  Omar al-Bashir ayaa kala diray dhamaan golihii wasiirada iyadoo dalkiisu wajahayo qulqulad dhaqaale oo kasii daraysa.

Madaxweyne Al-Bashir ayaa xilka ka xayuubiyay dhamaan golihii wasiirada ee wadanka oo ka koobnaa 31 wasiir wuxuuna u magacaabay Raiisul Wasaare  Moutaz Mousa Abdallah si usoo dhiso dawlad tiro yar laakiin awood u leh inay wax ka qabato dhibaatada dhaqaale ee dalka haysta.

Go'aanka madaxweynaha ayaa waxaa ansixiyay hogaanka sare ee xisbiga talada haya ee National Congress Party.

Suudaan ayaa wajahaysa lacagta qalaad oo ku yaraatay dalka iyo sicir barar kor u dhaafay 65%.


1 min read

Published



Share this with family and friends


Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Stream now