The Pilot of Ill-Fated Ethiopian airline was experienced pilot according to the airline

Ethiopian Airlines victims.

Ethiopian Airlines victims. Source: Supplied

Madaxa shirkada diyaarada  Ethiopian Airlines ayaa sheegay in baylootka diyaaradii dhacday axadii uu lahaa in ka badan 200 oo saacadood oo qibrad duulimaad ah.

Diyaaradan oo waday 157 qof ayaa dhacday 6 daqiiqo kadib markay ka duushay Addis Ababa iyadoo ay ku dhinteen dhamaan dadkii saarnaa.

Diyaaradan oo ahayd nooca Boeing 7-3-7 ayaa kusii jeeday caasimada Kenya ee Nairobi ayaa dadka saarnaa waxay ka kala yimaadeen 35 dal.

Madaxa Ethiopian Airlines Tewolde Gebremariam ayaa sheegay in baylootka diyaarada dhacday uu qibrad badan lahaa.

(("Mohammed Nur Mohammed wuxuu ahaa baylootka koowaad ee diyaarada wuxuuna lahaa in ka badan 200 saacadood oo qibrad duulimaad ah. Kadib markaan diyaarada soo gadanay, waxaan markii u horaysay dayacrirnay Febaraayo 4 teedii. Waxay ahayd siyaarad cusub oo nadiif ah")) ayuu yiri madaxa Ethiopian Airlines.

Mr Gebramariam ayaa sheegay rakaabka ay ku jireen 32 Kenyans, 18 Canadians, 9 Ethiopians, 8 Italians, 8 Chinese, 8 Americans, 7 Britons, 7 French citizens, 6 Masaari ah, 5 Germans, 4 Indians ah iyo 4 1qof oo u dhashay Slovakia.

3 Austrians, 3Swedes, 3 Russians,2 Moroccans, 2 Spaniards, 2 Boland u dhashay, 2 Israelis ayaa sidoo kale saarnaa diyaarada.

Waxaa la aaminsan yahay in Soomaali haysata baasabooro dalal kale ay ku jiraan rakaabka ku dhintay shilkan.

Wasaarada arimaha dibada Australia ayaa sheegtay inaysan hayn wax macluumaad ah oo sheegay in Australian ay saarnaayeen diyaarada.

 


Share
2 min read

Published

Updated


Share this with family and friends


Follow SBS Somali

Download our apps
SBS Audio
SBS On Demand

Listen to our podcasts
Independent news and stories connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians.
Ease into the English language and Australian culture. We make learning English convenient, fun and practical.
Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS
Somali News

Somali News

Watch in onDemand