Watch FIFA World Cup 2026™

LIVE, FREE and EXCLUSIVE

The U.S Senate has failed to block President Donald Trump's veto

US President Donald Trump.
US President Donald Trump. Source: SBS

Aqalka senatka Maraykanka ayaa ku guuldaraystay inay joojiyaan codka veto ga ah oo Madaxweyne Trump saaray sharci uu congress ku mamnuucay in hubka qaarkood laga iibiyo Sacuudiga.

45 cod ayaa diiday inay codka qayaxan ee Veto loo yaqaan ee madaxweynaha la tuuro halka 40 ay doonayeen in la joojiyo iyadoo Senatku uu baahnaa 3 meelood labo codadka aqalka Senatka.

Tan ayaa imanaysa kadib markii maamulka Trump uu bishii May ku dhawaaqay inuu sii wadayo heshiis hub qiimihiisu gaarayo 8 bilyan looga iibinayo Sacuudi Carabiya

Madaxweyne Trump ayaa ku doodaya in joojinta hubka laga gado Sacuudiga ay wiiqayso xiriirka labada dal.

 


1 min read

Published

Updated



Share this with family and friends


Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Watch now