Turnbull tells Morrison to call an early election as Liberal infighting heats up

Former Prime Minister Malcolm Turnbull has in a series of tweets expressed his views on the candidacy of Craig Kelly.

Former Prime Minister Malcolm Turnbull has in a series of tweets expressed his views on the candidacy of Craig Kelly. Source: AAP


Raiisul Wasaarihii hore Malcolm Turnbull ayaa sheegay in xildhibaan Graig Kelly uusan ka baxsan tartan uu u galo xulashada musharaxnimada kursiga Hughes ee NSW oo ah halka lagasoo doortay.

Mr Kelly ayaa ka mid ahaa koox ka danbaysay cinqilaabkii lagaga qaaday hogaanka xisbiga Liberalka Mr Turbull bishii Agoosto.

Waxaa lasoo jeediyay in gudiga sare ee xisbiga Liberalka NSW ay ansixiyaan musharaxnimadiisa si looga baaqsado inuu galo tartan uu faraca xisbiga ee xaafadiisu maamusho, taas oo haddii ay dhacdo la filayo in looga adkaanayo.

Mr Turnbull ayaa ABC u sheegay in isaga loo sheegay in Mr Kelly uu ku hanjabay inuu dawlada ridayo oo uu ku biirayo xildhibaanada madaxa banaan.

Mr Turnbull ayaa sidoo kale kula talinya RW Scott Morrison inuu doorashada federalka qabto, isagoo intaa ku daray inay taasi caawinayso Premierada NSW Gladys Berejiklian inaan doorashada gobolka looga adkaan.


Share
1 min read

Published


Share this with family and friends


Follow SBS Somali

Download our apps
SBS Audio
SBS On Demand

Listen to our podcasts
Independent news and stories connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians.
Ease into the English language and Australian culture. We make learning English convenient, fun and practical.
Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS
Somali News

Somali News

Watch in onDemand