Two sisters die after they underwent female genital mutilation

FGM

Source: UNICEF/HOLT

Koox u dooda xaquuqda haweenka ayaa sheegtay in labo gabdhood ay dhiig baxeen markii lagu guday Puntland.

Hawa Aden oo u ololaysa ciribtirka gudniinka fircooniga ah ayaa sheegtay in labadan gabdhood oo 10 iyo 11 jir ah ay dhinteen isla maalintii la guday kadib markii ay dhiig baxeen.

Gudniinka fircooniga ayaa aad looga isticmaalaa qaybo badan oo Africa iyo bariga dhexe waana ka sharci dalka Soomaaliya oo ah dal Muslim ah.

Hayada caruurta ee QM UNICEF ayaa sheegtay in dhaqankan si caam ah loogaga dhaqmo Somalia.

Dhaqankan ayaa caalamku uu aaminsan yahay inuu yahay tacadi xaquuqul binaadan iyadoo xubnaha gabdhaha laga jaro ay keento dhibaatooyin ay ka mid yihiin kaadiida uu ku adkaata, galmada oo ku adkaata iyo dhalida ilamaha oo xanuun badan ay ka wajahaan.

UNICEF ayaa sheegtay in ku dhawaad 200 oo malayn oo gabdho iyo haween ah aduunka oo dhan lagu fuliyo gudniin sanad walba.

 


Share
1 min read

Published


Share this with family and friends


Follow SBS Somali

Download our apps
SBS Audio
SBS On Demand

Listen to our podcasts
Independent news and stories connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians.
Ease into the English language and Australian culture. We make learning English convenient, fun and practical.
Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS
Somali News

Somali News

Watch in onDemand