War dedega: Baabuur dad ku jiidhay agagaarka Flinder St ee magaalada Melbourne, Australia.

War dedega: Baabuur dad ku jiidhay agagaarka Flinder St ee magaalada Melbourne, Australia.

picture of Flinder st, near Flinder Station from top, where a car hits several people on Thursday 21/12/2017

Source: SBS


 Dhawr qof ayaa baabuur xawli ku socda ku dhuftay agagaarka Flinder Street (Flinder Station) ee magaalad Melbourne, Australia.
Dhaawacyadu inta ay gaadhsiisanyihiin lama oga, darawalkii dhibka gaystayna gacanta ciidamada amniga ayuu ku jiraa
Gurmadka Degdega ayaa haatan daawaynaya 12 qof oo goobta ku waxyeelooboy.
wixii warara ee arintaa kasoo kordha kala soco. sbs.com.au/somali


Share
1 min read

Published


Share this with family and friends


Follow SBS Somali

Download our apps
SBS Audio
SBS On Demand

Listen to our podcasts
Independent news and stories connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians.
Ease into the English language and Australian culture. We make learning English convenient, fun and practical.
Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS
Somali News

Somali News

Watch in onDemand
War dedega: Baabuur dad ku jiidhay agagaarka Flinder St ee magaalada Melbourne, Australia. | SBS Somali