Watch FIFA World Cup 2026™

LIVE, FREE and EXCLUSIVE

Xafladii Sagootinta Axmed Cali Cigaal

Jaaliyada magaalada melbourne ayaa xaflad sagootin ah u qabatay fanaanka caanka ee Axmed Cali Cigaal.

Axmed Cali Cigaal iyo Qambi
Source: SBS Somali

Waxaa dhawaanahay booqasho ku joogay dalka Australia fanaanka caanka Axmed cali Cigaal.

Axmed Cali Cigaal ayaa intuu dalka joogay wuxuu jaaliyada kala qayb qaatay xaflado murti iyo maaweelo ah isagoo heesihiisa caanka ka qaaday xafladahaas.


1 min read

Published

Updated



Share this with family and friends


Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Stream now