Hiiraan Source: HiiraanTan iyo markii laxukumay Cabdimaalik Muuse Coldoon oo kamid ahaa warfidiyeenada somalida ee kahawlgala Somaliland ayaa waxaa dhawaan maxkamada Hargesah ku xukuntay xadhig laba sano ah ( 2Sanno ) dadka qaar ayaa u arka xarigaas inuu qaldanaa inkastoo aragtiyo kaduwan ay jirto halkan ka dhageyso afkaarta qaar kamid ah dhalinyaro aan kawareysanay
Tan iyo markii laxukumay Cabdimaalik Muuse Coldoon oo kamid ahaa warfidiyeenada somalida ee kahawlgala Somaliland ayaa waxaa dhawaan maxkamada Hargesah ku xukuntay xadhig laba sano ah ( 2Sanno ) dadka qaar ayaa u arka xarigaas inuu qaldanaa inkastoo aragtiyo kaduwan ay jirto halkan ka dhageyso afkaarta qaar kamid ah dhalinyaro aan kawareysanay