SBS Somali Source: SBS SomaliWareysi aan layeelanay DR. Maxamed cabaas oo kamid ah Aqoonyahanada u dhuuldaloola siyaasadda caalamka ayaa sheegay in Aftidii Looqaaday Dadka Turkish ka ah ay awood dheeraad ah siineyso Madaxweynaha Dalka Erdogan
Wareysi aan layeelanay DR. Maxamed cabaas oo kamid ah Aqoonyahanada u dhuuldaloola siyaasadda caalamka ayaa sheegay in Aftidii Looqaaday Dadka Turkish ka ah ay awood dheeraad ah siineyso Madaxweynaha Dalka Erdogan