Hanti Dhowrka Qaran : Aniga Xilkaqaadisteyda wada sax ah looma marin
Hiiraan Source: Hiiraan
Wareysi Gaar Ah uu siiyey SBS Somali Hanti Dhawrka guud ee dalka somaliya DR. Nuur Faarax ayaa sheegay inaan qado fiicneyn loomarin xilkaqaadistiisa waana uu ku gacanseeray sida uu wareysigan ku sheegay
Share