Wasiir Juxa : Galmudub iyo Ahlusuna waa iney iyaga dhameystaan Khilaafkooda
Hiiraan Source: Hiiraan
Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Federalka ayaa sheegay in loo baahnayahay Maamulka galmudug iney raadiyaan Ahlusuna islamarkaana wadahadal dib u heshiisiineed ay bilaabaan sidii maalukaasi ay uwada dhaqaajinlahaayeen
Share