Bare Iskuul, Bashiir Axmed oo ka warramaya sida guri-iskuulka xayiraaddu u saameeyey ardayda iyo qoysaska

Home schooling

Ardayda guriga waa ku barata xayiraadda COVID ageed Source: GettyImagesImgorthand

Bashiir Axmed, waa bare iskuul oo deggan Sydney. Wuxuu ka warramayaa ardayda guriga wax ku barata xayiraadda Delta awgeed iyo sida ay u saamaysay ardayda iyo waalidkaba. Wuxuu kale oo ka hadlayaa wada shaqaynta ardayda iyo waalidka, gaar ahaan inta ardayduu guriga wax ku baranayaaan.



Share

Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Watch now