Dawlada Soomaaliya oo ka hadashay shaqaaqadii Garoonka Aadan Cadde

Garoonka aadan cadde

Source: Facebook

Wasiiro ka tirsan dawlada federalka ayaa ka hadlay shaqaaqo ka dhacday garoonka diyaaradaha Aadan Cadde. Wasiirada ayaa sheegay in la baaro arintan iyagoo sidoo kale balanqaaday inaysan mar danbe dhicidoonin.



Share

Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Watch now