Maxaad u baahantahay si aad u iibsato gurigaaga kowaad?

First home buyers scheme

Source: Getty Images

Guriga koowaad oo la iibsadaa waxay keeni kartaa farxad iyo murugo midkood. Waxayse ku xidhan tahay hadba sida guri-iibsaduhu u qaado tallaabooyin lagama maarmaan ah oo lagu guuleysan karo. Warbixintan ka midka ah taxanaha 'Settlement Guide' oo loogu talo galay in dadka waddanka soo galay ka faa'iideysataan baad ka heli kartaa macluumaad muhiim u ah iibsiga guriga koowaad



Share

Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Watch now