Mid ka mid ah dhaqamada Soomaalida oo dib loogu soo nooleeyay Australia

Xeedho

Source: Supplied

Xeedhadu waa dhaqan aad looga isticmaalo Soomaaliya gaar ahaa gobolada Woqooyi. Arooska ayaa loo xidhaa xeedho iyadoo sharuudo badan iyo cilmi u baahan xidhida iyo furidaba. Magaalada Perth ayaa aroos dhawaan ka dhacay dhaqankaas dib loogu soo celiyay. Hooyada aroosadda ayaa nooga warantay muhiimada dhaqankan.



Share

Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Watch now