Settlement Guide: The Risks of "Buy Now Pay Later"

Hadda iibso, gadaal ka bixi

Source: SBS

"Hadda iibso, hadhowna iska bixi" waa nooc alaabta la iibsanayo lagu amaahdo, iyadoo tartiib-tartiib loo bixiyo. Badanaaba dulsaaar ma laha, heliddeeduna waa sahlan tahay. Laakiin, waxaa ku qarsoon dhibaatooyin haddii aan laga feejignaan sababa culuys iyo dhib dhaqaale.



Share

Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Watch now