Sheekh Ciise oo Tallaalkiisii 2aad qaatay, Muxuuse kula taliyey dadka?

Sheekh Ciise oo tallaalkii 2aad qaatay

Sheekh Ciise oo tallaalkiisii labaad qaadanay Source: Talent provided image

Sheekh Ciise oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed ee Melbourne, Australia ayaa qaatay tallaalkiisii labaad ee AstraZeneca. Wuxuuna sheegay, inay bannaantahay waxa kasta oo la isku daweeyo oo xaaraan ahayn.



Share

Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Watch now