Waraysi Ku Saabsan Baddii iyo Go'aan Laga Filayo Maxakamadda ICJ

Lawyer Mubarak Abdi Ismail

Source: Mubaarak Abdi Ismail

Khilaafkii badda ee Kenya iyo Somalia oo in badan soo jiitamey, marxalado kala duwanna soo maray ayaa maxakamadaa ICJ go'aankeedii kama dambaysta ahaa la sugayaa. Waxaa waraysigan si qoto dheer ugaga warramaya Qareen Mubaarak Abdi Ismail.



Share

Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Watch now