Wasiirka Haweenka iyo Horumarka Qoyska PLD casho-sharaf u samaysay kooxda kubdada Cagta Mudug.

Aamina Osman

Wasiirka Haweenka iyo Qoyska Puntland - Aamina Cusmaan Source: talent provided

Wasiiradda Haweenka iyo Horumarinta Qoyska Puntland, Marwo Aamina Osman, ayaa xulka kubadda cagta ee Mudug, casho-sharaf u samaysay, ka dib markii ay kooxda gobolka Karkaar 3-0 kaga badiyeen. Cayaartaa ayaa ka mid ahayd tartanka cayaaraha kubbadda cagta ee gobollada Puntland.



Share

Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Watch now