Watch FIFA World Cup 2026™ LIVE, FREE and EXCLUSIVE

4 Musharax oo ku tartamay guudoonka golaha baarlamaanka.

4 Candidates seeking to become the speaker of Somali Parliament.

Somali election

Source: Somalireview

Gudiga golaha doorashada gudoonka baarlamaanka Soomaaliya ayaa soo bandhigay musharixiiinta u tartmaysa jagada gudoomiyaha iyo ku xigenada baarlamaanka.

Jagada gudoomiyaha ayaa waxaa ku tartmaya 4 musharax oo soo buuxiyay shuruudihii loo baahnaa iyo nidaamkii diiwaangalinta.

4 Musharax ayaa kala ah gudoomiyihii hore ee baarlamaanka  Mohamed Sh Osman Jawaari waxaa kaloo la tartamidoona Jawaari  xildhibaan  Cabdirashiid Mohamed Xidig, Xildhibaan Cabdifitaah Mohamed Ibrahim (Geeseey) iyo Xildhibaan Idris Abdi Takhtar.

 

Waxaa sidoo kale u tartamidoono ku xigeenka koowaad iyo kan labaad musharixiin gaaraya 6 kuxigeenka koowaad ah iyo 12 u tartamay ku xigeenka labaad.


1 min read

Published


Share this with family and friends


Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Watch now