Live

Watch FIFA World Cup 2026™

LIVE, FREE and EXCLUSIVE starting June 12 2026

A 34-year-old Victorian man has been charged with defrauding the National Disability Insurance Scheme

Health Minister Greg Hunt, and Social Services Minister Paul Fletcher.
Social Services Minister Paul Fletcher (R) says anyone who defrauds the NDIS should be warned. (AAP) Source: AAP

Nin 34 jir ah ayaa lagusoo oogay dacwad ah inuu ka dhacay nidaamka caymiska naafada qaranka NDIS lacag ka badan 400 oo kun oo doolar.

Booliska ayaa la wareegay dhowr gaari, dhar qaali ah iyo dahab la aaminsan yahay in lagusoo gatay qarashka la sheegay in la dhacay.

Haya'd loo xilsaaray inay adeegyada NDIS gaarsiiso dadka u baahan ayaa la xariirtay dadka uu saameeyay wax isdabamarintan l waxayna dib ugu celiyeen lacagaha la sheegay in laga dhacay adeega lagu caawin lahaa dadkaasi.


1 min read

Published




Share this with family and friends


Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Stream now