Watch FIFA World Cup 2026™

LIVE, FREE and EXCLUSIVE

Duulimaadkii labaad ee qoxootiga Jasiirada Manus oo Maraykanka anbabax u ah.

Duulimaadkii labaad ee qoxootiga Jasiirada Manus oo Maraykanka anbabax u ah.

protest at the Manus Island immigration detention centre in Papua New Guinea.
Source: HUMAN RIGHTS WATCH

Shabakada SBS sida ay xog ku heshay, ayaa qaxootiga Jasiirada Manus ku noolaa ee Maraykanka dibudajinta ka sugayay, ayaa lagu wadaa maanta Talaadada (23/01/2018) in ay ka duulaan Manus, iyagoo kusii jeeda Maraykanka.

Ugu yaraan 40 qaxooti ah oo ku noolaa xeradii Papua New Guinea ku taalay, ee marar badan shoobarooyinku ka dhaceen, ayaa loo ogolaaday in dibudajin laga siiyo Maraykanka, balse waxa aan la ogeyn in dhamaantood ay diyaarada maanta baxaysa raacayaan iyo in kale.

Qoxootiga dibudajinta ka helay Maraykanka ayaa u sheegay shabakada SBS, in ay ku farxsanyihiin fursada ay heleen, balse waxa ay walaac ka muujiyeen dadka lagu qiyaasay 1,500, ee magangaliya doonka ah ee wali ku hadhay Jasiirada Manus, ee iyagu aan wali fursad dibudajina helin


1 min read

Published



Share this with family and friends


Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Stream now