Watch FIFA World Cup 2026™

LIVE, FREE and EXCLUSIVE

Xildhibaan ka tirsan Xisbiga Jamhuuriga, ayaa odorosaya, in laga yaabo in Trump, uu wajaho baratan xisbiga dhaxdiisa ah, dhanka murashaxnimada doorashooyinka 2020.

Xildhibaan ka tirsan Xisbiga Jamhuuriga, ayaa odorosaya, in laga yaabo in Trump, uu wajaho baratan xisbiga dhaxdiisa ah, dhanka murashaxnimada doorashooyinka 2020.

Senator Jeff
Source: Aljazeera net

Jeff Flake, oo ah Senator ka tirsan Xisbiga Jamhuuriga ee Maraykanak, ayaa sheegay in laga yaabo  madaxweyne Donald  Trump,  in uu tartanka madaxtinimada  2020, uu murashax  kale oo xisbiga Jamhuuriga ka socda, uu baratan kula galo helida tigidka murashaxnimada madaxweynaha Maraykanka ee 2020, waa hadii uu Trump, go’aansado in uu muda labaad isa soo sharaxo.

 Flake, oo lagu tiriyo senatarada xisbiga Jamhuuriga ee kasoo horjeeda siyaasadaha Trump, ayaa sheegay in hadii uu Madaxweyne Trump, go’aansado in uu muda kale isa soo sharaxo, isaga oo aan waxba siyaasadihiisa haatan uu ku socdo aan waxba ka badalin, in dadka codbixiyaasha qayb ka mid ahi ay raadsanayaan qof kale in ay u codeeyaan, sidaa darted uu jiri doono murashax kula tartami doona Donald Trump, helida tigidka murashaxnimada madaxweyne ee xisbiga, si uu u matalo doorashooyinka 2020.

Doorashada labaad ee madaxweyne Maraykana uu galo, isaga oo xisbigiisa murashax ka socda uu la baratamo, si uu xisbiga kalsooni ooga helo, Ayaan iyadu ku cusbayn maraykanka, balse waxa ay mar walba tusaysaa, heerka kalsoonida xisbiga ee shaqsiyada Madaxweynaha markaa talada haya.

Senator Flake, oo u waramayey warbaahinta, ayaa isagu sheegay in cadhada iyo cuqdadu ayna dhisin aragti xukuumadi ku socon karto.


2 min read

Published

By Mohamed Madar.




Share this with family and friends


Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Stream now