Watch FIFA World Cup 2026™

LIVE, FREE and EXCLUSIVE

Cabdixakiin Maxamed Axmed, oo noqday Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland.

Cabdixakiin Maxamed Axmed, oo noqday Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland.

New Puntland Parliament Speaker
Source: Facebook

Gudoomiyaha baarlamaanka Puntiland ayaa loo doortay Xildhibaan Cabdixakiin Maxamed Axmed (Dhoobo) , isagoo helay wareeggii labaad ee doorashada 43 cod, halka  Cabdi Jamaal Cismaan, oo ahaa musharraxii wareegga labaad kula tartamay uu helay 23 cod.

Xildhibaan Xusseen Yaasiin Xaaji Diiriye, oo ahaa gudoomiyihii ku meel gaadhka ahaa ee baarlamaanka dawlad gobaleedka Puntiland  ayaa natiijada ku dhawaaqay.


1 min read

Published

By SBS Somali

Source: SBS



Share this with family and friends


Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Watch now