SKIP TO MAIN CONTENT

Agaasimaha hay'adda sirdoonka oo shaqada laga joojiyay

sawir muqdisho
View of Mogadishu. Source: SBS

1 min read

Published


Skip to article content

Sida lagu qoray barta Twitterka uu ku lee yahay Ra’iisul Wasaaraha XFS Rooble, waxaa shaqada laga fariisiyay

Agaasimihii guud ee Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Fahad Yaasiin Xaaji Daahir, waxa uuna si KMG ah Agaasimaha guud ee NISA ugu magacaabay Sarreeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac.

Fahad
Source: Twitter
fahad yaasiin
Source: Twitter

Go'aanka RW ayaa imanaya saacado kadib markii qoraal ka soo baxay Agaasimaha Hay'adda Sirdoonka uu  codsaday inuu hortago Golaha Qaranka uuna la wadaago macluumaadka ku saabsan dhibane Ikraan Tahliil.

 


Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Stream now