Watch FIFA World Cup 2026™

LIVE, FREE and EXCLUSIVE

Qarax kale oo Soomaaliya ka dhacay.

Qarax kale oo Soomaaliya ka dhacay.

Explosion in Mogadishu
Source: VOA, Somali

Qarax ayaa lagu soo waramayaa in shalayto Arbacadii uu ka dhacay meel aan aad ooga fogayn isgoyska Zoobe ee magaalada Muqdisho.

Qarxan ayaa la sheegay in uu ka dhacay agagaarka xarun ay degantahay  Hay’ada ICRC, oo ka mida hay’adaha samafalka ee Somalia ka hawlgala. Hay’adan ayaa laga soo xigtay in mid ka mida shaqaalaheeda uu dhaawac kasoo gaadhay qaraxaas..

Bilayska ayaa  dhankooda  sheegay in qaraxaas ay ku dhaawacmeen sadex qof, iyadoo mid ka mida dhaawaciisu uu daranyahay, halka labada kale ay xaaladooda roontahay.


1 min read

Published

Updated



Share this with family and friends


Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Stream now