Watch FIFA World Cup 2026™

LIVE, FREE and EXCLUSIVE

Aussie slang explained

Australian slang
Australian slang Source: SBS NEWS
  •  A Cold One – Waxaa loola jeeda qamriga nooca 'Beer' Tusaale: "I feel like cold one" waxaa loola jeeda waxay iga hasysaa Beer.
  • Arvo – Afternoon (S’Arvo – this afternoon!) Waa galab. "Tusaale let's meet this arvo" Waa aan kulano galabta
  • Barbie – Barbecue  Hilibka ama cuntada lagu dubo inta badan dibada oo dadku ku sheekaystaan
  • Beauty! – Great!  “You Beauty” Waa cajiib ama aad ayay u fiican tahay.
  • Bloody – Very. Ama aad iyo aad Tusaale that was bloody hard: Waa aad bay u adkayd.
  • Bludger – Qofka caajiska ah oo aan waxba qabsan oo dadka kale ku tiirsaan ‘dole bludger’) waa dadka cayrta qaata oo aan shaqaysan iyagoo shaqysan kara.
  • Booze Bus – Gaariga baska booliska oo wadada la dhigo si loo baaro dadka qamriga cabsan. 
  • Bottle-O – Dukaanka qamriga lagu iibiyo. Haddii lagu yiraahdo adoo taxi wada can you please take me to the closest Bottle-o Waa ma igayn karaa dukaanka ugu dhow oo qamriga lagu gado.
  • Brolly – Umbrella ama dallad
  • Choc A Bloc – Buuxa
  • Coppers – Boolis. Leave or I will call the coppers. Tag ama waxaan kuugu yeerayaa booliska.
  • Crook – Waa xanuunsan ama xanaaqsan. Bill is crook Today. Bill maanta waa xanuunsan yahay.
  • Piss Off – go away, tag, bax, i dhaaf.
  • Pissed Off – Xanaaqay
  • Sheila – Haween, naag.

2 min read

Published

Updated



Share this with family and friends


Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Watch now