Share
Australia: Lacagtii Karantiilka COVID-19-ka oo dib loo bilaabay.
Dowlada Australia ayaa dib u bilaabaysa lacag lasiin jiray dadka Karantiilka ku jira ee aan fasax-shaqo ku jirin. Lacagtan ayaa mudo dadku qaadan jireen waqtiga karantiilka, balse 30 June la istaajiyey.
