Watch FIFA World Cup 2026™

LIVE, FREE and EXCLUSIVE starting June 12 2026

Australia open to move embassy to Jerusalem

Prime Minister Scott Morrison
PM Scott Morrison is expected to announce he will move Australia's embassy in Israel to Jerusalem. (AAP) Source: AAP

Raiisul Wasaare  Scott Morrison ayaa sheegay inuu soo dhawaynayo in safaarada Australia ee Isreal oo hadda ku taal Tel Aviv in Jerusalem loo wareejiyo.

Safaarada Australia ayaa waligeed ku taalay Tel Aviv maadaama uu jiray muran mudo dheer u dhexeeya Isreal iyo Falatiniyiinta oo ku aaddan Jerusalem.

Haddi Australia ay kaga dhabayso arintan waxay raacaysaa maraykanka wuxuuna macneheedu noqonayaa in Australia ay Jerusalam u aqoonsatay inay caasimada Isreal.

Mr Morrison ayaase ku adkaysanay inay wali dawladiisa ka go'an tahay xal ku salaysan labo dal oo Isreal iyo Falastiin ay yeeshaan.

Laakiin RW ayaa sheegay in rarida safaaradu inayba tahay dariiq kale oo xalinta khilaafka lagu gaarayo.

[["Waxaa aan samaynayo waa inaan dhagaysanayno talooyinka naloosoo jeediyay oo suurogalinkara in hore loo socdo. Ma diidayo arin wax lagu hagaajin karo waana taas arinta maanta aan ku dhawaaqnay, inaan kasii wadahadalno waan u furanahay, waana soo dhawaynayaa inaan kala hadlo dadka, saaxiibada iyo madaxda aduunka.)) Ayuu yiri Mr Morrison.

 


1 min read

Published



Share this with family and friends


Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Stream now