Magaalooyinka waaweyn ee Australia oo u diyaargroobay dabaaldegyada sanadka cuxub 2019.

Magaalooyinka waaweyn ee Australia oo u diyaargroobay dabaaldegyada sanadka cuxub 2019.

New Year's Eve Fireworks on Sydney Harbour

2017 has arrived with a bang with another spectacular fireworks display at Sydney Harbour. (AAP) Source: SBS

 Magaalooyinka waaweyn ee cariga Australia ayaa si weyn oogu diyaar groobay dabaaldega sanadka cusub ee 2019 ee saacadahu nooga hadheen, iyagoo diyaariyay bandhigyadii looga bartay, sida tuurida bullalaydhyada, taasoo la tuuro biloowga sanadka cusub.

Dhanka magaalada Sidney ayaa waxaa la filayaa in dad ka badan hal milyan ay usoo baxaan ka qaybgalka ciyaaraha ka dhici doono Sydney Harbourka.

Duqa magaalada City ee Sydney, Clover Moore, ayaa sheegtay in bandhiga dabaaldega dadweynaha u furan uu yahay hab wacan oo loogu dabaaldego sanada cusub.

Dhanka Melbourne ayaa lagu wadaa dad ka badan 350,000   in ay isugu yimaadaan faras - magaalaha Melbourne (CBD), si ay ooga qayb galaan dabaaldegyada sanadka cusub.

Duqa magaalada Melbourne Sally Capp, ayaa sheegtay in bandhiga dabaaldega sanada cusub ee 2019, si gaara dab-ridka oo qaadani doona 10 daqiiqo, uu yahay mid wata muusikada dadka indigenouska ee Australia.

Tobanaan kun oo dada ayaa sidoo kale la filayaa in ay ka qaybqaadani doonaan dabaaldegyada lagu soo bandhigayo caawa (saacada ka dib) magaalooyinka Brisbane Perth iyo Adelaide.

Ciidamada federaalka iyo kuwa gobolada ee Australia ayaa sida caadada ah habeenkanoo kale heegan adag la galiyaa, si ay u sugaan amaanka dadka damaashaadaya.


Share

Published

By Mohamed A Madar.

Share this with family and friends


Follow SBS Somali

Download our apps
SBS Audio
SBS On Demand

Listen to our podcasts
Independent news and stories connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians.
Ease into the English language and Australian culture. We make learning English convenient, fun and practical.
Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS
Somali News

Somali News

Watch in onDemand