Watch FIFA World Cup 2026™

LIVE, FREE and EXCLUSIVE

Gabadhii uu la saaxiibka ahaa ninkii dadka ku laayay Las Vegas oo hadashay

Combination image of Marilou Danley and the scene of the attack in Las Vegas
Combination image of Marilou Danley and the scene of the attack in Las Vegas Source: AAP

Gabadhii u la saaxiibka ahaa ninkii dadka ku laayay Las Vegas ayaa markii u horeeyay ka hadashay masiibadii uu sameeyaay saaxiibkeed.

Marilou Danley ayaa qoraal uu warbaahinta u aqriyey qareenkooda ku sheegtay in " Stephen Paddock aan aqaanay uu ahaa nin naxariis oo afgaaban aadna ay u jeclayd ayna rajaynaysay inay mustaqbalka wada dhamaystaan"

"Waligay kama maqal kamana dareemin fal aan is iraahdo masiibada uu sameeyay digniin ayay u noqon kartay" ayay ku dartay.

Danley ayaa sheegtay in labao asbuuc ka hor ku yiri soo raadso tigid diyaarada oo raqiis ah si aad u booqato qoyskaagii Phillipines.

Sida dad badan oo Phillipines ah aad ayaan ugu farxay inaan wadankaygii ku noqdo oo aan booqdo saaxiibaday iyo reerkayga ayaa lagu yiri qoraalka uu aqriyay qareekeedu, intaan halkaas joogayna wuxuu isoo diray lcag uu igu yiri guri uga gado Phillipines.

Markuu lacagta iisoo diray oo igu yir guri ku gado waxaan is iri wuxuu rabaa inuu iga tago oo saaxiibnimadeena joojiyo ayay ku dartay.

"Waligay iskama dhaadhicin inuu qorshaynayay inuu dad laayo.


1 min read

Published

Updated



Share this with family and friends


Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Stream now