SKIP TO MAIN CONTENT

Bilayska Australia oo darawalada ku wargalinaya in munashabada Australia Day-da dhibca jaridu in ay laba-jibaarmayso.

Bilayska Australia oo darawalada ku wargalinaya in munashabada Australia Day-da dhibca jaridu in ay laba-jibaarmayso.

A driver has lost 28 demerit points in one incident after her Holden Captiva was stopped at Ourimbah as a part of Operation Tortoise.
Source: NSW Police

1 min read

Published

By Mohamed A Madar

Skip to article content

Bilayska Australia oo darawalada ku wargalinaya in  munashabada Australia Day-da dhibca jaridu in ay laba-jibaarmayso.

Bilayska Australia ayaa sheegay in  ay bilaabmayso caawa (Khamis 24/01/2019) habeen kala badhka laba- jibaarka dhibco jarka darawalada khaladka galaa.

Laba-jibaarka dhibca jarka ayaa bilaabanaysa habeenka Khmiista  isagoo dhamaanaya  badhtamaha habeenka Isniinta 28/01/2019.

Bilayska ayaa waxa ay soo bandhigeen fasaxyadii  Christmaska iyo Sanadka cusub oo maalma badan ahaa, iyadoo dhibca jarka iyo ganaaxuna uuu laba jibaar ahaa, ayaa  waxa ay muujinaysaa darawala badan oo ku waayay laysankookii.

Halkaan ka eego warbixinta darawalada ciqaabaha kala duwan lagu riday.

https://www.communitynews.com.au/western-suburbs-weekly/news/double-demerit-points-in-effect-from-tonight-as-australia-day-approaches/

Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Stream now