Watch FIFA World Cup 2026™

LIVE, FREE and EXCLUSIVE

Australian women to sue the maker of birth control device

This image provided by Bayer Healthcare Pharmaceuticals shows the birth control implant Essure.
This image provided by Bayer Healthcare Pharmaceuticals shows the birth control implant Essure. Source: Bayer Healthcare Pharmaceuticals

Haween badan oo Australian oo dhibaato wayn kasoo gaartay qalab jirkooda la galiyay si aysan uur u yeelan ayaa hadda dacwo ku oogaya shirkada samaysay qalabkan. Qalankan ayaa loo yaqaan Essure.

Shirkada qareemada ee caanka ah Slater and Gordon ayaa sheegtay inay lasoo xariireen haween badan oo dhibaatooyin kala duwan soo gaareen markii qalabkaas jirkooda la galiyay.

Qalabkan ayaa ka kooban bir lagu xiro labo tuubo oo ilmo galeenka xira laakiin birtii ayaa la falgashay jirkii haweenka oo jirkooda sumaysay taasoo dhibaato u gaysatay ilmo galeenka iyo xubno kale oo jirkooda ka mid ah.

Ebony Birchall oo ka tirsan Slater and Gordon ayaa sheegtay in shirkadoodu dacwo wadareed ku qaadi doonto shirkada Bayer oo samaysay qalabkan Essure. Shirkada ayaa u joojisaya inay qalabkan ku gado Australia bishii May sandkii lasoo dhaafay.

 


1 min read

Published



Share this with family and friends


Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Stream now