Watch FIFA World Cup 2026™ LIVE, FREE and EXCLUSIVE

Booliska Victoria oo digniin diray

Police

The family demands police to examine the circumstances leading to the death of their son in Melbourne. Source: Victoria Police

Dawlada Victoria ayaa digniin ay soo saartay ku sheegtay in boolisku awood u leeyahay inay ganaaxaan ama xiraan cidii jabisa sharuucda la xariira coronavirus.

Cutub gaar ah oo ka kooban 500 oo askari ayaa loo xilsaaray inay hubiyaan in sharuucda la xariira dadka lagu qasbay inay iskarantiilaan iyo inaysan dad badan isaruursan la raaco.

Taliyaha booliska Victoria Graham Ashton ayaa xasuusiyay dadku inay is ilaaliyaan maadaama la saadaalinyo inay bataan dhacdooyinka rabshadaha qoyska.

Premierka Victoria Daniel Andrews ayaa ku booriyay dadku inay kala durkaan.

"Waxay ila tahay in booliska caadigaa oo lala socodsiiyay arimahan iyo cusutbka sida gaarkaa loogu xilsaaray arimaha coronavirus ay tagidoonaan goobo badan oo haddii ay dadku qalad sameeyaan ay la xaalidoona. Ma aha inay heerkaas gaarto laakiin haddii dadku sharciga jabiyaan boolisku diyaar ayuu u yahay." ayuu yiri Mr Andrews


1 min read

Published

Updated


Share this with family and friends


Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Watch now