Boqolaal qof oo saf ugu jira banaanka dukaan si ay u gataan maaskarada wajiga lagu xirto
Boqolaal qof ayaa saf u galay dukaan ku yaal magaalada Daegu ee Koofurta Korea si ay u iibsadaan maaskarada wajiga lagu xirto iyadoo inta badan kaysaska cusub ee xanuunka coronavirus magaalada kasoo bilowdeen.

Source: Reuters
Share
Published
Updated
Share this with family and friends