Watch FIFA World Cup 2026™

LIVE, FREE and EXCLUSIVE

Boris Johnson oo Midowga Europe heshiis kabixid ka helay

Ra'iisulwasaaraha Britain, Boris Johnson oo Midowga Europe heshiiska Britain ay Europe ooga bixi lahayd la gaadhay.

British Prime Minister Boris Johnson during a debate at the House of Commons in London.
British Prime Minister Boris Johnson still needs to sell the accord to his own parliament. Source: UK PARLIAMENTARY RECORDING UNIT

Ra'iisulwasaaraha Britain ayaa sheegay in uu la gaadhay Midowga Europe heshiiska ka bixitaanka Britain ay ka baxayso Yurub inteeda kale.

heshiiskan ayaa isagu ah mid biloow ah , meel marintiisuna ay u baahantahay in lasoo mariyo labada baarlamaan,

Kan Bahda Yurub iyo kan Britain.

heshiiskan ayaan la ogayn sida uu taageero ku filan ooga heli aqalka baarlamaanka ee UK, iyadoo ay jiraan dhinacyo

cadaysanaya in ayna taageeri doonin.


1 min read

Published

Updated

Source: SBS



Share this with family and friends


Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Watch now