Watch FIFA World Cup 2026™

LIVE, FREE and EXCLUSIVE

Catholic Cardinal George Pell has been found guilty of historic child sexual abuse

In this Thursday, June 29, 2017. file photo, Cardinal George Pell prepares to make a statement, at the Vatican.
In this Thursday, June 29, 2017. file photo, Cardinal George Pell prepares to make a statement, at the Vatican. Source: AP

George Pell oo ah baadari Kaatoolig ahaa  ayaa lagu helay danbi ah faroxumayn caruur oo waqti hore dhacay kadib maxkmad uga socotay Melbourne.

Baadari George Pell ayaa amr ahaa ninka sadexaad ee ugu sareeya Vatican oo ah halka laga xukumo madhabta Kaatooliga wuxuuna sidoo kale ahaa baadariga ugu sareeya Australia ee madhabta Kaatooliga .

Xeer beegta ayaa isku raacday inuu baadarigan danbiga galay 11 December laakiin hadda ayaa lasii daayay go'aanka kadib markii la qaaday xanibaad saarnayd in laga hadlo.

Pell ayaa fasax uga maqnaa shaqadiisa Vaticanka oo uu ka ahaa qasnaji waxaan inta xabsi ee uu mutaysanayo lagu dhawaaqi doonaa Arbacada..


1 min read

Published

Updated



Share this with family and friends


Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Watch now