SKIP TO MAIN CONTENT

Ciidanka Booliska oo sheegay in weerarkii SYL lasoo afjaray

SYL Hotel Mogadishu
Source: Mustaqbal Radio

1 min read

Published


Skip to article content

War saxaafadeed kasoo baxay Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa lagu sheegay in lasoo afjaray "Weerakii ay kooxda argagiixasada kusoo qaadeen Hoteelka SYL ee

magaalada Muqdisho iyagoo soo badbaadiyay shacab iyo masuuliyiin kor u dhaafay 80 oo ku jiray gudaha markii weerarku dhacay."

Ilaa shan qof ayaa la xaqiijiyay inay ku dhinteen weerarka.

 

 


Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Stream now