Watch FIFA World Cup 2026™

LIVE, FREE and EXCLUSIVE

Commonwealth Bank oo la ganaaxay lacag gaadhaysa $700 Million.

Commonwealth Bank oo la ganaaxay lacag gaadhaysa $700 Million.

Commonwealth Bank of Australia (CBA) signage in Sydney, Saturday, May 5, 2018.
Source: AAP

Hay’ada masuulka ka ah Kantroolka dhaqdhaqaaqa lacagaha ee baadhitaanada waday  ,ayaa ganaax culus  ku riday   Baanka Commonwealthiga ee Australia.

Madaxa Baanka Commonwealth ee Australia Matt Comyn, ayaa sheegay in aqbalaada Baanka ee $700 ee Million ee gaxaaxa ah, in ay tahay qirasho bangiga uu qirayo in uu ku fashilmay kasoo bixida nidaamak ka hor tagida lacag dhaqida iyo xakamaynta dhaqaalaha dhaqdhaqaaqiisa ee argagixisada la xidhiidha.

 Hay’ada masuulka ka ah Kantroolka dhaqdhaqaaqa lacagaha , ayaa bangiga ku heshay 53,506  khalad, oo Commonwealth Baanku uu ku baalmaray shuruucda u taala dhaqdhaqaaqa lacagaha.

      


1 min read

Published

By Mohamed A Madar.



Share this with family and friends


Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Stream now