
- Xaafadaha Galbeedka iyo koonfurta galbeed ee Syndey oo laga walaacsan yahay
- Victoria oo tirada exposure sites-ku gaadheen in ka badan 500
- ACT oo laga helay 20 keys oo cusub oo COVID-19 ah
Queensland iyo NT oo aan laga helin wax keysas cusub ah.
New South Wales
New South Wales waxaa laga diiwaan geliye 633 oo keys oo cusub oo COVID-19 ah, oo 62 ka mid ahi bulshada ku dhex jireen iyagoo qaba caabuqa.
Primier Gladdys Berjiklian, ayaa sheegtay inay xaadahan tirada keysask aad korodhay: Marrylands. Guilford, Auburne, Greenacre iyo ST Marys.
Dadka da'doodu u dhexaso 16 illaa 39 ee ku nool 12-kan dowlad-deegaan ee walaaca leh ayaa laga bilaabo burrito (khamiis 19ka August) mudnaanta koowaad loo siin doonaa tallaalka Pfizer.
Samayso manta balallantaada tallaalka.
Victoria
Victoria waxaa maanat laga diiwaan geliyey 22 keys oo cusub oo COVID-19 ah oo 4 ka mid ah aan la ogeyn meeshay ka yimaaddeen. 6 keys oo ka mid ahayaa bulshada ku dhex jirey iyagoo qaba caabuqa.
Madaxa COVID-19, Jereon Weimar, ayaa sheegay inay hadda jiraan 15, 000 oo primary contacts ah, 520 goobood oo exposure sites. ah.
Halkan ka raadi taxanaha goobaha tallaalka.
Last 24 hours around Australia
- ACT waxaa laga diiwaan geliyey 22 keys oo cusub, kuwaas oo tirade keysaska hadda jira ee Cambera ka dhigtay 67/
- Xannibaadaha ayaa laga qaadi doonaa dowlad-deegaannada South East Queensland, Cairns ayo Yarrabah, laga bilaabo 4-ta galabnimo ee Jimcaha 20ka Auug.
- Xannibaadda magaalo-weynta Darwin iyo Katherine waxaa loo qoondeeyey in la qaado berrito maalin-badhka.

Karantiilka, Socdaalka, goobaha baadhitaanka iyo lacagta dhibaatada safmareenka
Karantiilidda iyo baadhidda caabuqaba waxaa maamula oo muquuniya dowlad-goboleedyada:
NSW Safarka & gaadiidka iyo Karantiilka
VIC Fasaxa socdaalka, Socdaayaalayaasha debedda and Karantiilka
ACT Gaadiidka iyo Karantiilka
NT Socdaalkaravel iyo Karantiilka
QLD Socdaalka iyo Karantiilka
SA Socdaalka iyo Karantiilka
TAS Socdaalka iyo Karantiilka
WA Socdaalka iyo Karantiilka
Haddii aad rabto inaad waddanka ka dhoofto, waxaad online ku dalban kartaa fasax Halkna riix si aad uga hesho shuruudaha ku xidhan ka dhoofitaanka Ausralia. Duullimyaadyada caalamiga waxaa ka jira tallaabooyin ku meel gaadh ah oo dowladdu si isdabo-joog ah dib ugu qiimayso, waxaana macluumkooda ugu dambeeya lagu daabacaa website-ka Smart Traveller website.
- War iyo macluumaad ku qoran in ka badan 60 luqadood sbs.com.au/coronavirus
- Hagayaasha ku khuseeya ee gobolkaaga: NSW, Victoria, Queensland, Western Australia, South Australia, Northern Territory, ACT, Tasmania.
- Macluumaad ku saabsan Tallaalka COVID-19 LUQADDAADA.
Booqo NSW Multicultural Health Communication Service's translated:COVID-19 Vaccination Glossary
Xasuusiyaha ballamaha .
Goobaha tallaalka ee gobol walba:NSW Victoria Queensland South Australia ACT Western Australia TasmaniaNorthern Territory
Macluumaadka lacagta lagu bixiyo dhibaatada safmareenka ee gobolkaaga:NSW Victoria Queensland South Australia ACT Western Australia Tasmania
Northern Territory
