COVID-19 Update: Golaha wasiirada oo dib u macneeyey 'close contact' iyadoo coronavirus sii fidayso

PCR testing queue outside 4Cyte Pathology in Sydney

PCR testing queue outside 4Cyte Pathology in Sydney’s CBD. Source: AAP Image/Brendon Thorne

  • Golaha wasiirrada oo dib u macneeyey 'close contact' kana doodey in la isla jaanqaadsiiyo baadhitaanka COVID-19

  • Reer Victoria ayaa dhowaan  lacag la'aan ku heli doona Rapid Antigen testing-ka COVID-19, sida uu sheegay wasiiska caafimaadka Victoria, Martin foley, iyadoo and qorshaha qaybta aanay weli dowladdu sii deynin.

  • Siddeed keys oo cusub ayaa Khamiistii laga helay jasiirad ku taalla Torres Strait.

  • Shaybaadh cuddurrada baadha oo NSW ku yaalla ayaa sheegay inay toddobaadyo ka hore Queensland iyo Victoria uga digeen culayska uu keeni doono baadhitaanka socdaalayaashu
  • Omicron-ta COVID-19 ayaa laga yaabaa inay difaacdo nooca Delta ee iyada ka khatarta badan, sida lagu sheegay hordhac kasoo baxay cilmi baadhid lagu sameeyey Helath Resaerch Institute oo ku yaalla Durban, South Africa.

  • Madaxa WHO, Tedros Adhanom Ghebreyesus ayaa sheegay in mawjada Omicron iyo Delta ay culays sii saari doonaan qaababka caafimaadka ee durba burburka ku dhow. Wuxuu u ololeeyaa in loo adduunku u sinnaado tallaalada.

Tirooyinka COVID-19

New South Wales waxaa laga diiwaan geliyey 12,226 keys oo COVID-19 ah iyo hal dhimasho. Victoria-na waxaa laga diiwaan geliyey5,137 keys iyo 13 dhimasho.

Queensland waxaa laga diiwaan geliyey 2,222 keys

Tasmania waxaa laga diiwaan geliyey 92 keys

Tallaabooyink xilligan laga qaadayo COVID-19 oo luqaddaada ku qoran ka hel halkan


Xannibaadaha Karantiilka ee Gobollada

Socdaalka

Halkan ka hel macluulaadka socdaalayaasha caalamiga ah iyo COVID-19 iyo macluumaadka socdaalka oo kuu qoran luqaddaada 

Kaalmo dhaqaale

Is-beddel baa lagu samaynayaa lacagta taageerada masiibada COVID-19 tallaalka buuxa ee gobolladu gaadho 70 iyo 80 boqoliiba. Halkan ka raadso sida luqaddaada kaalmo loogu helo inta uu socdoa COVID-19


 



 


Goobaha Tallaalada ee gobol kasta:

NSW 
ACT 
 


Share

Published


Share this with family and friends


Follow SBS Somali

Download our apps
SBS Audio
SBS On Demand

Listen to our podcasts
Independent news and stories connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians.
Ease into the English language and Australian culture. We make learning English convenient, fun and practical.
Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS
Somali News

Somali News

Watch in onDemand
COVID-19 Update: Golaha wasiirada oo dib u macneeyey 'close contact' iyadoo coronavirus sii fidayso | SBS Somali