COVID-19 Update: waqtiga tallaalka boosterka oo aan la badalayn, kays kale oo Omicron ah oo laha helay NSW

Dom Perrottet

NSW Premier Dominic Perrottet says the restrictions in the state will ease as planned despite the recent spike in infections. Source: AAP

  • Kays cusub oo caabuqa Omicron oo laga helay NSW ayaa laga shakisan yahay inuu yahay kayskii ugu horeeyay bulshada gudihiisa la isku qaadsiiyay noocan COVID-19 ah.
  • Northern Territory qofkii ugu horeeyay ayaa COVID u dhintay. NT ayaa ahayd gobolka kaliya ee Australia oo aan illaa iyo hadda qofna ugu dhiman COVID.
  • Wasiirka Caafimaadka Federalka ayaa ku dhawaaqay in qorshihii dib u furida dalka aan waxba laga badalayn.
  • Madaxda Jaaliyada Africanka Australia ayaa dhaliilay go'aanka ay dawladu ku mamnuucday dadka ka soo safraya 9 dal oo African ah kadib markuu soo baxay nooca COVID-ka Omicron.
  • Western Australia waxay mamnuucday dadka ka soo safraya South Australia, kadib markii ay kor u qaaday heerka qatarta ka imanaysa gobolada kale ee dalka.
  • Kooxda Quburada Tallaalka Qaran, ATAGI, ayaa ku dhawaaqay inaan waxba laga badalayn waqtigii loo qabtay in dadku qaataan tallaalka sadexaad ee boosterka loo yaqaan.
  • Dawlada Federalka ayaa ku dhawaaqday 540 milyan oo doolar oo maalgalin lagu bixinayo qorshayaasha la isaga difaacayo COVID.
  • Tasmania waxay badalaysaa sharuucda safar laga bilaabo 15 bishan december.

COVID-19 STATS:

Victoria waxaa laga diiwaan galiyay 1,188 kays oo cusub halka 11 qof ay u dhinteen caabuqa.

NSW waxaa laga diiwaan galiyay 337 kays oo cusub oo bulshada la isku qaadsiiyay.

ACT waxaa laga helay 4 kays, NT labo kays ayaa laga helay.

Qorshayaasha jira ee looga jawaabayo Covid-19 oo afkaaga ah booqo halkan.



Karantiilka iyo xanibaadaha gobolada kala duwan:

Travel

Information for international travellers and Covid-19 and travel information in language

Financial help

Waxaa jira isbadalo lagu samaynayo lacaigii masiibada COVID-19 marka gobolku gaaro 70 ama 80% tallaalka labaad. Getting help during Covid-19 from Services Australia in language



 


 





Visit the translated resources published by NSW Multicultural Health Communication Service:


Xarumaha tallaalka gobolkaaga:

NSW 
ACT 

Share

Published

By SBS/ALC Content
Source: SBS

Share this with family and friends


Follow SBS Somali

Download our apps
SBS Audio
SBS On Demand

Listen to our podcasts
Independent news and stories connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians.
Ease into the English language and Australian culture. We make learning English convenient, fun and practical.
Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS
Somali News

Somali News

Watch in onDemand
COVID-19 Update: waqtiga tallaalka boosterka oo aan la badalayn, kays kale oo Omicron ah oo laha helay NSW | SBS Somali