COVID-19 Update:Dadka oo lagu boorriyey inay ballan u dhigtaan tallaal xoojiyaha (booster shot)

Travellers arrived on the first quarantine free international flights in 590 days arrive at Sydney International Airport, Monday,

Travellers arrived on the first quarantine free international flights in 590 days arrive at Sydney International Airport, Monday, November 1 2021. Source: AAP

  • Madaxa sare ee caafimaadka  ee NSW, Dr Kerry Chant, ayaa dadka da'doodu tahay 18 jir iyo ka sare, isla markaana qaatay tallaalkoodii labaad lix bilood ka hor, ku boorrinaysa inay qaataan tallaal xoojiyahooda Pfizer.
  • Dr Chant, waxay sheegtay in xataa dadkii lix bilood ka hore qaatay tallaalka AstraZeneca ay hadda u baahan yihiin inay qaataan tallaal-xoojiyaha Pfizer
  • Western Australia ayaa ka gudubtey inay ahayd gobolka ugu tallaalad yar. Booskaa waxaa hadda qaatay NOrthern territory oo boqolkiiba 63.9 kelia ka tallaalay dadkooda.

Dadka ku jooga fiisayasayaasha ku-mee;-gaadhka ahCodsi  dowladda ugu baaqaya inady dadka ku jooga fiisayaasha ku-meel-gaadhka inay dhoofi karaan, soona noqon karaan ayaa gaadhay in ka badan 40 kun oo saxeex

COVID-19 Statistics

  • Victoria ayaa laga diiwaan geliyey 941 keys oo cusub oo COVID-19 ah iyo siddeed dhimasho
  • New South Wales ahaa laga diiwaan geliyey 190 keys oo cusub oo COVID-19 ah iyo afar dhimasho.

Karantiilka, Socdaalka, goobaha baadhitaanka iyo lacagta dhibaatada safmareenka 

Karantiilidda iyo baadhidda caabuqaba waxaa maamula oo muquuniya dowlad-goboleedyada: 

NSW Safarka & gaadiidka iyo Karantiilka

VIC  Fasaxa socdaalkaSocdaayaalayaasha debedda and Karantiilka

ACT Gaadiidka iyo Karantiilka

NT  Socdaalkaravel iyo Karantiilka

QLD Socdaalka iyo Karantiilka

SA  Socdaalka  iyo Karantiilka

TAS  Socdaalka iyo Karantiilka

WA  Socdaalka iyo Karantiilka

 

Haddii aad rabto inaad waddanka ka dhoofto, waxaad online ku dalban kartaa fasax Halkna riix si aad uga hesho shuruudaha ku xidhan ka dhoofitaanka Ausralia. Duullimyaadyada caalamiga waxaa ka jira tallaabooyin ku meel gaadh ah oo dowladdu si isdabo-joog ah dib ugu qiimayso, waxaana macluumkooda ugu dambeeya lagu daabacaa website-ka  Smart Traveller website.

 


 


Booqo NSW Multicultural Health Communication Service's translated:

COVID-19 Vaccination Glossary
Xasuusiyaha ballamaha .


 Goobaha tallaalka ee gobol walba:

NSW

Victoria
Queensland

South Australia

ACT
Western Australia

Tasmania
Northern Territory  

Macluumaadka lacagta lagu bixiyo dhibaatada safmareenka ee gobolkaaga: 

NSW 

Victoria 

Queensland 

South Australia 

ACT 

Western Australia 

Tasmania
Northern Territory

 

 

 


Share

2 min read

Published

By SBS/ALC Content

Presented by Abdinur Ismail

Source: SBS




Share this with family and friends


Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Watch now