- Birimiyeer Annastacia Palaszczuk, ayaa shaacisay in ay Queensland joojin doonta baadhitaanka maalinka shanaad Janaayo 1deeda iyadoo u beddelaysa baadhitaanka Rabid Antigen Test.
- Golaha Wasiirrada Qaranka ayaa yeelan doona shir degdeg ah maalinka Khamiista si ay uga wada hadlaan shuruudha baadhitaanka COVID-19 ee waddanka oo dhan inta lagu jiro kusoo dhowaadka dabbaaldegga sannadka cusub.
- Tirada keysaska ee NSW ayaa ku dhowaadey laban-laab 24 saacadood gudohood - 11,201.
- Dadweynaha reer Victoria ayaa la siin doonaa Rapid Antigen Tests bilaa lacag aha laga bilaabo Jannaanyo, iyadoo gobolka laga diiwaan geliyey tiradii ugu badnayd ee keysas cusub ah.
- Rapid Antigen Tests-kii yaa laga dhammaystey magaalooyinka xudduudda ee Victoria, ka dib markii wax laga beddelay shuruudihii gelitaanka South Australia.
- Hay'adda caafimaadka ee ACT ayaa awood dhimis ku samaysay dhowr goobood oo exposure sites ah iyadoo ay dabo-galka iyo agabka baadhitaankuba itaal darraadeen.
- Maraykana, madaxda caafimaad ayaa kala-badh dhimay muddadii xannibaadda ee dadka aan calaamadaha lahayn. Shan maalmood ayaa laga dhigay shaqaale yaraan awgeed.
Tirooyinka COVID-19
New South Wales waxaa laga diiwaan geliyey 11,201 keys iyo 3 dhimasho ah, halka Victoriyana laga helay 3,767 iyo 5 dhimasho ah.
Queensland waxaa laga diiwaan geliyey 1,589 keys, South Ausrtralia-na 1,471 iyo ACT oo ah 252 keys.
Tasmania-na waxaa laga diiwaan geliyey maanta 55 keys.
Tallaabooyink xilligan laga qaadayo COVID-19 oo luqaddaada ku qoran ka hel halkan
Xannibaadaha Karantiilka ee Gobollada
Halkan ka raadi waxa aad qaban karto ama aadan qaban karin gobolkaaga
Socdaalka
Halkan ka hel macluulaadka socdaalayaasha caalamiga ah iyo COVID-19 iyo macluumaadka socdaalka oo kuu qoran luqaddaada
Kaalmo dhaqaale
Is-beddel baa lagu samaynayaa lacagta taageerada masiibada COVID-19 tallaalka buuxa ee gobolladu gaadho 70 iyo 80 boqoliiba. Halkan ka raadso sida luqaddaada kaalmo loogu helo inta uu socdoa COVID-19
- Warar iyo macluumaad ku qoran in ka badan 60 luqadood ka hel sbs.com.au/coronavirus
- Tilmaamaha ku khuseeya ee gobolkaaga : NSW, Victoria, Queensland, Western Australia, South Australia, Northern Territory, ACT, Tasmania.
- Macluumaad ku saabsan Tallaalka COVID-19 oo ku qoran luqaddaada
Booqo macluumaad la turjumay oo daabacdayt NSW Multicultural Health Communication Service:
COVID-19 Eray-bixinta Tallaalka
Aaladd online-ka ee ballamaha lagu samaysto.
Goobaha Tallaalada ee gobol kasta:
