COVID-19 Update: Some elective surgery to resume in Victoria from Monday

Victorian Health Minister Martin Foley speaks to media at the Alfred Hospital in Melbourne, Wednesday, December 29, 2021. Victoria has seen a massive jump in COVID-19 infections with 3767 new cases and five deaths. (AAP Image/Con Chronis) NO ARCHIVING

Victorian Health Minister Martin Foley speaks to media. Source: AAP

  • Dawlada Victoria ayaa ku dhawaaqday in dib loo bilaabo wixii ka danbeeyay Isniinta qaliimada la sugi karo ee uusan bukaanku ku sugnayn xaalad degdeg ah laakiin aan maalin cayiman loo qaban.
  • Victoria ayaa sidoo kale ku dhawaaqday sanduuq lacageed oo gaaraya $1.4 billion oo wasiirka caafimaadka Martin Foley ku sheegay inay lagama maarmaan u tahay caawinta nidaamka caafimaadka gobolka oo ka jawaabaya Omicron.
  • NSW waxaa laga diiwaan galiyay 31 qof oo u geeriyooday  COVID-19 halka Victoria ay ku dhinteen 36 qof balse dadka cisbitaalka u galaya labada gobolba ay yaraanayaan.
  • Wasiirka caafimaadka federalka Greg Hunt ayaa sheegay in 45 kun ka mid ah 170 kun ee qof ee ku nool xarumaha dadka waayeelka ah lagu hayo aysan wali qaadaan tallaalka sadexaadka ee COVID-19 ee booster-ka la yiraahdo.
  • Mr Hunt ayaa tilmaamay in cagajiidka dadka qaar ay sabab u tahay tirada yar ee qaadatay tallaalka sadexaad.
  • Qaliimada aan daruuriga ahayn ama la sugi karo ayaa la hakiyay NT si loo qafiifiyo cadaadiska saaran nidaamka cisbitaalada.
  • Sarkaalka ugu sareeya caafimaadka Queensland Dr John Gerrard ayaa sheegay in gobolka lagu arko tiro dhimasho aan haboonayn ee dadka waayeelka ah ee aan qaadan tallaalka sadexaad.

COVID-19 Stats:

NSW ayaa diiwaan galiyay 2,494 oo bukaan ah oo cisbitaalada ku jira oo 160 ka mid ah ay ku jiraan qaybta xaalada degdega ah ee cisbitaalka, 31 qofna u geeriyoodeen COVID-19, sidoo kale waxaa laga helay 10,698 kaysas oo cusub oo COVID-19.

Victoria, 707 qof aya cisbitaalada ku jira oo 79 ku jiraan qaybta dadka liita ee cisbitaalka. Waxaa gobolka ku geeriyooday 36 qof, 11,240 oo kaysna waa laga diiwaan galiyay.

Queensland, waxaa cisbitaalada ugu jira COVID-19 732 qof oo 50 mid ah ay ku jraan qaybta dadka liita lagu hayo, halka 13 qof ay u geeriyoodeen xanuunka, waxaana gobolka laga diiwaan galiyay 6,857 kays oo cusub.

Tasmania, waxaa COVID-19 laga helay  570 kaysis oo cusub, 13 qof ayaa cisbitaal ugu jira oo 2 ku jirto qaybta dadka liita lagu hayo (ICU).

ACT waxaa ku dhintay hal qof, iyadoo gobolka laga diiwaan galiyay 449 kays oo cusub. 65 qof ataa cisbitaalada ku jira oo midkood uu ku jiro qaybta ICU.

For measures currently in place in response to the COVID-19 pandemic in your language, visit here.


A number of states have set up RAT registration forms.

Quarantine and restrictions state by state

Travel

Information for international travellers and Covid-19 and travel information in language

Financial help

There are changes to the COVID-19 Disaster Payment once states reach 70 and 80 per cent fully vaccinated:  Getting help during Covid-19 from Services Australia in language


 


 



Visit the translated resources published by NSW Multicultural Health Communication Service


Testing clinics in each state and territory

NSW 
ACT 

Share

Published

Updated


Share this with family and friends


Follow SBS Somali

Download our apps
SBS Audio
SBS On Demand

Listen to our podcasts
Independent news and stories connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians.
Ease into the English language and Australian culture. We make learning English convenient, fun and practical.
Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS
Somali News

Somali News

Watch in onDemand