COVID-19 update: Victoria marks new national daily case record

Warbixintii ugu dambeysey ee coronavirus-ta Australia. Victoria oo laga diiwaan geliyey 1838 keysas cusub ah. Dadka deggan xuduudaha Victoria la leedahay gobollada kale oo loo oggolaadey inu isu gudbi karaan.

People are seen canoeing at Albert Park Lake in Melbourne, Thursday, October 7, 2021.

People are seen canoeing at Albert Park Lake in Melbourne, Thursday, October 7, 2021. Source: AAP/James Ross

  • Victoria ayaa bulshooyinka dib ugu bilowday dadka xuduudaha deggani isu gudbi karaan
  • NSW ayaa dadka oo dhan ku boorriey inay qabatimaan dhaqan ammaan ah oo COVID-19 ah
  • In ka badan boqolkiiba 68 reer  Camberra ayaa si buuxda isu tallaalay
  • Queensland iyo South Australia ayaa khafiifinaya xannibaadaha.
Victoria

Victoraia ayaadiiwaangelisay 1,838 oo keys oo cusub oo gudaha laga helay iyo shan dhimasho ah.
Dhowr goobood oo dowlad-hoose-deegaan ah ayaa lagu daaray dadka xadadka ee isu gudbi kara, oo ay ku jiraan Benalla, Greater Bendigo, Buloke Shire, Loddon, Yarriambiack, Hay, Edward River, Lockhart, Murrumbidgee, Wagga Wagga.
Dadka goobahaa deggan y 14 -kii maalmood ee la soo dhaafay ku sugnaa mid ka mid ah goobahaasi ayaa kaga bixi kara Victoria oggolaansho la'aan.

Halkan ka raadi goob tallaal oo kuu dhow

New South Wales

NSW ayaa laga diiwaangelisay 64adood oo cusub oo gudaha laga helay iyo 11 dhimasho ah, taasoo wadarta guud ee dhimashada la xiriirta COVID ee hadda dillaacay gaadhsiisey 414.
Calaamadaha fayrasta ayaa laga helay tijaabooyin laga qaaday bullaacadaha Wee Waa ee gobolka Hunter New England iyo Quirindi iyo Brewarrina oo ku taalla NSW.
Madaxa Sarkaalka Caafimaadka, Dr Kerry Chan, ayaa ku boorinaysa qof walbaa, inuu sii wado xirashada waji-xidhka, isticmaalka QR Code-ka, kala fogaanshaha bulshadaa, iyo, ugu muhiimsanaanna, uu is g go'doomiyo isna baadho haddii uu isku arko calaamadaha COVIC-19.

Australian Capital Territory

ACT ayaa manta laga diiwaangeliyay 40 kikeys oo cusub oo gudaha lagu kala qaaday.
Hadda waxaa isbitaalka ku jira 16 bukaan oo COVID qaba, oo ay ku jiraan lix ku sugan daryeel degdeg ah iyo shan u in laga caawiyo neef-qaadashada.

Dhulku wuxuu diiwaangeliyay 40 kiis oo maxalli ah.
Hadda waxaa isbitaalka ku jira 16 bukaan oo COVID ah, oo ay ku jiraan lix ku jira daryeel degdeg ah iyo shan u baahan hawo.

Last 24 hours around Australia

 

  • Goobaha dawladda hoose ee Brisbane, Logan, Gold Coast, Moreton Bay, Townsville (oo ay ku jirto Magnetic Island), iyo Palm Island waxay dib ugula soo biiri doonaan heerka xayiraadaha Stage 3 inta kale ee Queensland, laga bilaabo 4pm maanta, Jimce 8 Oktoobar
  • Koonfur barida South Australia, ayaa dib ugu soo noqonaya heer-ka xannibaadda ee gobolka intiisa kale. Kuwaas oo hadda ku jira heerka 1aad ee xannibaadaha
 

Karantiilka, Socdaalka, goobaha baadhitaanka iyo lacagta dhibaatada safmareenka

Karantiilidda iyo baadhidda caabuqaba waxaa maamula oo muquuniya dowlad-goboleedyada:

TAS  Socdaalka iyo Karantiilka
 

Haddii aad rabto inaad waddanka ka dhoofto, waxaad online ku dalban kartaa fasax Halkna riix si aad uga hesho shuruudaha ku xidhan ka dhoofitaanka Ausralia. Duullimyaadyada caalamiga waxaa ka jira tallaabooyin ku meel gaadh ah oo dowladdu si isdabo-joog ah dib ugu qiimayso, waxaana macluumkooda ugu dambeeya lagu daabacaa website-ka  Smart Traveller website.





Booqo NSW Multicultural Health Communication Service's translated:


Goobaha tallaalka ee gobol walba:
Macluumaadka lacagta lagu bixiyo dhibaatada safmareenka ee gobolkaaga:

NSW 
ACT 

Share

Published

By SBS/ALC Content
Presented by Abdinur Ismail
Source: SBS

Share this with family and friends


Follow SBS Somali

Download our apps
SBS Audio
SBS On Demand

Listen to our podcasts
Independent news and stories connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians.
Ease into the English language and Australian culture. We make learning English convenient, fun and practical.
Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS
Somali News

Somali News

Watch in onDemand