COVID-19 update: Victoria to roll out rapid antigen tests

Victorian Health Minister Martin Foley (left) and Victorian COVID-19 Commander Jeroen Weimar arrive to address the media during a press conference in Melbourne, Wednesday, October 6, 2021.

Victorian Health Minister Martin Foley (left) and Victorian COVID-19 Commander Jeroen Weimar in Melbourne, Wednesday, October 6, 2021. Source: AAP/James Ross

  • Victoria oo iibsanaysa 2.2 malyan oo ah qalabka degdega loogu baadho coronavirusta
  • NSW oo dejisay hab lagu dhaqaale ahaan loogu taageero, ganacsatada dhibban
  • In ka badan boqolkiiba 66 reer Camberra-da ka weyn 16 jir ayaa si buuxda isu tallaalay
  • Queensland keysas cusub lagama diiwaan gelin maanta

Victoria

Victoria, waxay diiwaangelisay 1,420 keys oo cusub oo laga helay gudaha. Kow iyo toban qof ayaa dhintey, taasoo ka dhigaysa tirada dhimashada COVID-ka dibu-qaraxa dambe 68.

Dawladdu waxay qorshaynaysaa inay waaxyaha caafimaadka u qaybiso 2.2 milyan oo antigen-baadh  ah ka hor inta aan lagu fidinin "goobaha halista badan" oo ay ku jiraan iskuulada, adeegyada gurmadka iyo kuwo kaloo badan.

Wasiirka Caafimaadka Martin Foleyayaa sheegay in la tallaalay in ka badan 90,000 oo reer Victoraia ah shalay, taasoo ka dhigaysa in ka badan kala badh tallaallada la gaarsiiyay waddanka oo dhan Talaadadii 5, Oktoobar.

Halkan raadso goobta caafimaad ee kuugu dhow.

New South Wales

New South Wales waxaa laga diiwaan geliyey 594 keys oo cusub oo gudaha laga helay iyo toban dhimasho oo cusub.

Guddi dib-u-eegid dhibaato oo cusub ayaa la aasaasay si taageero maaliyadeed loogu sameeyo ganacsata dhibaato dhaqaale hayso ee aan u qalmin taageerada ganacsiga COVID-19.

Guddigu wuxuu mid-mid u qiimeyn doonaa ganacsiyatada oo aan buuxin shuruudaha shuruudihii ku xidhnaa  taageerooyinkii dhaqaale ee 2021lagu bixiyey  COVID-19 awgeed, sida lacagaha Grant Business, Micro-business Grant iyo JobSaver.

Guji halkan si aad ballantaada tallaalka u samaysato maanta

 


Victoria

Victoria has recorded 1,420 new locally acquired cases. Eleven people have died, bringing the toll of COVID-related deaths in the current outbreak to 68.

The government plans to roll out 2.2 million rapid antigen tests throughout the healthcare system, before being expanded into "particularly risky settings" including schools, emergency services and more.

Health Minister Martin Foley says that over 90,000 Victorians were vaccinated yesterday, making up more than half of the vaccines delivered nationwide on Tuesday 5, October. 

Find a vaccination centre near you.

New South Wales

NSW has recorded 594 new locally acquired cases and ten deaths. 

A new Hardship Review Panel has been established to consider financial support for businesses experiencing financial hardship that do not qualify for COVID-19 business support measures.

The panel will assess on a case-by-case basis businesses which did not meet the eligibility requirements for the 2021 COVID-19 Business Grant, Micro-business Grant and JobSaver payments.

Click to book your vaccine appointment today.

Australian Capital Territory

ACT waxaa laga diiwaangeliyay 28 keys oo cusub iyo hal dhimasho.

Hal qof oo curuur ah ayaa laga helay coronavirus, kaas oo lagu meel  xannaano oo u gaar ah, oo ku taallaa cisbitaalka Centenary Hospital ee dumarka iyo carruurta.

Xilligan tirade guud ee keysaska taagani waa 395.

 

Guji halkan si aaad u samaysato ballantaada tallaalka maanta

24-kii saacadood ee ugu dambeeyey

  • Premier Annastacia Palaszczuk waxay ku boorineysaa dadka deggan Ipswich, Logan, Beaudesert iyo Xeebta Sunshine inay is tallaalaan iyad oo Brisbane hadda kusii dhowdahay 70% tallaalka koowaad ah.

 

Karantiilka, Socdaalka, goobaha baadhitaanka iyo lacagta dhibaatada safmareenka

 

Karantiilidda iyo baadhidda caabuqaba waxaa maamula oo muquuniya dowlad-goboleedyada:

 

 

 

NSW Safarka & gaadiidka iyo Karantiilka

VIC  Fasaxa socdaalkaSocdaayaalayaasha debedda and Karantiilka

ACT Gaadiidka iyo Karantiilka

NT  Socdaalkaravel iyo Karantiilka

QLD Socdaalka iyo Karantiilka

SA  Socdaalka  iyo Karantiilka

TAS  Socdaalka iyo Karantiilka

WA  Socdaalka iyo Karantiilka

 

Haddii aad rabto inaad waddanka ka dhoofto, waxaad online ku dalban kartaa fasax Halkna riix si aad uga hesho shuruudaha ku xidhan ka dhoofitaanka Ausralia. Duullimyaadyada caalamiga waxaa ka jira tallaabooyin ku meel gaadh ah oo dowladdu si isdabo-joog ah dib ugu qiimayso, waxaana macluumkooda ugu dambeeya lagu daabacaa website-ka  Smart Traveller website.

 

 

 


 

 

 

 

 

 


 

Booqo NSW Multicultural Health Communication Service's translated:

COVID-19 Vaccination Glossary
Xasuusiyaha ballamaha .

 

 

 


 

 

 

Goobaha tallaalka ee gobol walba:

 

 

 

NSW 

Victoria 

Queensland 

South Australia 

ACT 

Western Australia 

Tasmania

Northern Territory 

 

 

 

Macluumaadka lacagta lagu bixiyo dhibaatada safmareenka ee gobolkaaga:

 

 

 

NSW 

Victoria 

Queensland 

South Australia 

ACT 

Western Australia 

Tasmania
Northern Territory

 

 

 

 

 


Share

4 min read

Published

By SBS/ALC Content

Presented by Abdinur Ismail

Source: SBS




Share this with family and friends


Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Watch now