COVID-19 Update: Qarasha Fiisada oo laga dhaafayo ardayda ajaaniibta ah iyo dadka dalxiiska shaqo ku yimaada dalka

Wararkii u danbeeyay ee Coronavirus-ka Australia Janaayo 19, 2022.

People wearing PPE arriving at Sydney International Airport in Sydney.

People wearing PPE arriving at Sydney International Airport in Sydney. Source: AAP

  • Ardayda ajaaniibta iyo dadka fasaxa shaqo ku soo galayaa Australia laga bilaabo maanta waxaa laga dhaafayo qarashka fiisada si loo dhiiragaliyo in dad badani ay dalka soo galaan.
  • Ra'iisul Wasaare Scott Morrison ayaa ku dhawaaqay isbadalo wax looga qabanayo shaqaale la'aanta dalku wajahayo oo ka dhalatay faafka Omicron.
  • Ardayda ajaaniibta ayaa laga cafiyay qarashka fiisooyinka mudo 8 todobaad ah laga bilaabo Arbacada halka isbadalkan uu saamaynayo 12 todobaad dadka fasax shaqada ku yimaada dalka.
  • 61 qof oo kale ayaa COVID-19 ugu dhintay sadexda gobola ee ugu dadka badan dalka.
  • NSW ayaa waxaa cudurka ugu dhintay 32 qof, halka dadka cisbitaalada la geeyay ay gaareen 2, 863 qof oo 217 ka mid ah ay ku jiraan qaybta cisbitaalka dadka liita lagu hayo (ICU) iyadoo Tallaadadii ay cisbitaalada ku jireen 2,850 oo 209 ka mid ah liiteen.
  • Premier-ka NSW Dominic Perrottet ayaa ku dhawaaqay in laga bilaabo maanta dadka deggan NSW oo qaatay tallaalkoodii labaad 3 bilood ka hor ay qaadan karaan tallaalka sadexaad ee booster-ka la yiraahdo.
  • Sarkaalka caafimaadka ugu sareeya dalkan Australia Professor Paul Kelly ayaa sheegay in qaboobaha ay u badan tahay in kaysasku kordhaan ayna dhici karto in nooc cusub oo caabuqa uu soo baxo iyo waliba hargabka caadiga ah ee sanad walba dadka ku dhaca.
  • Queensland ayaa ku dhawaaqday inay karantiilka ka dhaafayso dadka dibadda ka imanaya ee labada tallaal qaatay laga bilaabo 1 subaxnimo maalinta Sabtida ah.
  • Premieradda Queensland Annastacia Palaszczuk ayaa sheegtay in waqti la filayo in tallaalka gobolku gaaro 90%  maalmaha soo socda.
  • Garoonka diyaaradaha Melbourne ayaa ku baaqay in la joojiyo in dadka dibadda u dhoofaya ee tallaalan lagu qasbo inay is baaraan ka hor inta aysan dhoofin. Dadka ayaa hadda laga rabaa inay keenaan natiijo ah in laga waayaya xanuunka 3 maalmood ka hor waqtiga dhoofka.
A number of states have set up RAT registration forms. 

COVID-19 Stats:

NSW reported 32,297 new cases and 32 deaths, while Victoria recorded 20,769 and 18 deaths.

Queensland recorded 19,932 cases and 11 deaths, while Tasmania reported 1,185 cases.

For measures currently in place in response to the COVID-19 pandemic in your language, visit here.


Quarantine and restrictions state by state

Travel

Information for international travellers and Covid-19 and travel information in language

Financial help

There are changes to the COVID-19 Disaster Payment once states reach 70 and 80 per cent fully vaccinated:  Getting help during Covid-19 from Services Australia in language


 


 



Visit the translated resources published by NSW Multicultural Health Communication Service


Testing clinics in each state and territory

NSW 
ACT 

Share

Published


Share this with family and friends


Follow SBS Somali

Download our apps
SBS Audio
SBS On Demand

Listen to our podcasts
Independent news and stories connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians.
Ease into the English language and Australian culture. We make learning English convenient, fun and practical.
Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS
Somali News

Somali News

Watch in onDemand