Daawo: Dibadbaxyada Maraykanka ka socda
Dibadbaxyo balaaran ayaa ka socda dhamaan gobolada kala duwan ee dalka Maraykanka kadib dilkii George Floyd oo ahaa nin Madowga Maraykanka iyo arinta arxabadara boolika.

Watch here on SBS News for breaking national and international news. Source: SBS
Share
Published
Share this with family and friends