One Nation Voters happy with Trump according to NewsPoll

Pauline Hanson has praised the former Labor leader.

Pauline Hanson has praised the former Labor leader. Source: AAP

Ku dhawaad 3 meelood 2 shacabka Australia ayaan ku faraxsanayn Madaxweynaha maraykanka Donald Trump laakiin taagerayaasha xisbiga One Nation ee ay Pauiline Hanson hogaamiso ayaa aad ugu faraxsan howsha uu hayo madaxweyne Trump.

Cod aruurin gaar ah oo ay samaysay shirkada Newspoll oo lagu daabacay joornaalka The Australian maantoo arbaco ah ayaa muujinaya in Trump ay 32% guud ahaan shacabka Australia ay ku qanacsan yihiin halka 58% aysan ku faraxsanayn iyodoo 10% aysan kala jeclaayn.

Dadka u codeeya xisbiga Greenka ayaa ugu badan kuwa aan jeclayn siyaasadaha hogaamiyahan buuqa badan dhaliyay iyadoo 21% taageersan yihiin halka ay 36% dadka u codeeya isbahaysigu ay ku faraxsan yihiin siyaasadaha Trump.

Hase yeeshee taagerada ugu badan waxaa u haya Mr Trump dadka u codeeya xisbiga One Nation iyadoo ay 60% taagersan yihiin.

 


Share

Published


Share this with family and friends


Follow SBS Somali

Download our apps
SBS Audio
SBS On Demand

Listen to our podcasts
Independent news and stories connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians.
Ease into the English language and Australian culture. We make learning English convenient, fun and practical.
Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS
Somali News

Somali News

Watch in onDemand